Booliska Muqdisho oo xabsiga dhigay Wiil & Aabihiis dhac geysanayey (Daawo Sawirro)

Booliska dowladda Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafadaha degmada Wadajir waxay ku soo qabteen labo qof oo ku eedeysan burcadnimo, kuwaasoo kala ahaa wiil iyo aabihiis. Raggan burcadnimada ku eedeysan ayaa lagu wareejiyay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida si ay u xukunto ciqaabta ay mudan yihiina u mariso. Guddoomiyaha degmada Wadajir Cabdiraxmaan Macalin Cali ayaa … Continue reading Booliska Muqdisho oo xabsiga dhigay Wiil & Aabihiis dhac geysanayey (Daawo Sawirro)